SomaliHerald.com
Aroos - Tahniyad
By Ladan
May 25, 2008, 19:39

Tahniyad Arooska Cawaale Xuseen Cabdi iyo Ayaan Faarax Sheekh Biixi
Anagoo kala ah dadka magacyadooda hoos ku qoran oo kala joogna Africa, Assia, Yusub & Waqooyiga Ameerica ayaan waxaan Hambalyo iyo Bogaadin aan la soo koobi karin u direynaa Caruuska Mudane Cawaale Xuseen Cabdi iyo Caruusadda Marwado Ayaan Faarax Sheekh Biixi oo ka dhacay Magaalada Qahira ee dalka Masar..
Dadka wada jirka Hambalyada u diraya ayaa kala ah:
1. Cabdullahi Cabdi Cabbaas
2. Sharif Xayi
3. Cabdi Khadar Suldaan Cali Saafi
4. Cabdi Yuusuf Cagalaab
5. Cabbaas Xaaji Cabdullahi
6. Maxamed Cali Mahdi
7. Cismaan Xusseen Cabdi
8. Maxamed Qamaan Yusuf
9. Dheeman Maxamuud Baandey
10. Aamina Axmed Shire
11. Maxamed Cabdi Madaxeey
12. Falis Cabdi Madaxeey
13. Istar Cabdi Madaxeey
14. Aamina Maxamuud Baanday
15. Muumina Macallin Xasan
16. Saacid Macallin Xassan
17. Dhamaan Reer Macallin Xassan
18. C/Naasir Sheekh Biixi
19. Xusseen Sheekh Biixi
20. C/Rashiid Sheekh Biixi
21. Dhamaan Reer Sh. Biixi
Waxaa hambalyo, bogaadin iyo waliba gabayo duco iyo amaan ay inaka soo kala gaareysaa shaqaalaha Rochester Somali TV, maamulka Web Pageka Somali Herald Online iyo Cawaale asaaxiibtiisa oo aynaan halkan ku soo koobi.
Waxayna leeyihiin Arooska iyo Aroosadda Mudane Cawaale Xuseen & Marwadiisa Ayaan Faarax Sheekh Biixi guurkiina Ilaahayow ka dhig kii lagu nastee lagu nagaado, oo leh Wiil Iyo Caano & Gabadh & Nabad.
Anaguna waxaynu leenahay noqda kuwii isku waara, ubud iyo aayotiin wacan, wada jiree nabad gala Allahayow idinka yeel.
AAMIIIN ----- AAMIIIN
© Copyright 2005 SomaliHerald.com.